Israa’il oo sheegtay in Xamaas ay ka qafaashtay in ka badan 100

0
373

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee Israa’iil Eli Cohen ayaa sheegay in ururka Xamaas ee dalka Falastiin uu gacanta ku dhigay in ka badan 100 oo Falastiiniyiin ah.