Israa’iil ayaa ugu yaraan 50 weerar oo dhanka cirka ah ka fulisay Gaza iyada oo si gaar ah diiradda u saartay dhanka bari ee magaalada Gaza ka dib markii ay milatarigu soo saareen hanjabaado qasab ah oo ay ku daadgureeynayaan dadka , taas oo sare u qaadaysa cabsida laga qabo weerarro xooggan.
Ciidamada Israa’iil ayaa ugu yaraan 68 falastiiniyiin ah ku dilay Qaza Axadii, oo ay ku jiraan ugu yaraan 47 ka mid ah magaalada Gaza iyo waqooyiga dhulkaas, sida ay ilo-wareedyo caafimaad u sheegeen warbaahinta