Israa’iil oo xalay duqeymo culus ka gaysatay Koonfurta Qaza

0
182

Ciidamada militariga ee Israa’iil ayaa xalay duqeymo culus ka fuliyay Koonfurta Marinka Qaza.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo beesha caalamka ay waddo cadaadis ku saabsan in ay halkaasi ka dhaqan gasho xabbad joojin degdeg ah.
Shacabka magaalada Koonfureed ee Rafah ayaa wajahaya baahi aad u wayn iyadoo dowladda Maraykanka ay sheegtay inay sii wadi doonto inay dadweynaha gaarsiiso gurmad cunno.