Israa’iil oo sheegtay inay la wareegtay xerada qaxootiga ee Jabalia

0
225

Militariga Israa’iil ayaa sheegaya inuu gebi ahaanba la wareegay xerada qaxootiga ee Jabalia.
Xeradan oo ku taalla Waqooyiga Marinka Qaza ayaa dhowr mar la bartilmaameedsaday.
Dhanka kale Israa’iil ayaa ku andacoonaysa inay halkaasi uga takhalustay xubno ka tirsan ururka Xamaas ee Falastiin.