Israa’iil oo sheegtay in Xamaas ay gacanta ku hayso 199 qof

0
290

Afhayeenka ciidamada militariga ee Israa’iil , Daniel Hagari ayaa sheegay in ugu yaraan 199 qof ay ku jiraan gacanta ururka Xamaas ee Falastiin.
Tiradan ayaa horay lagu sheegay 155 qof.
Waxaa uu xusay in mudnaanta koowaad la siinaya sidii la haystayaasha lagu soo badbaadin lahaa.