Israa’iil oo Qaza ku dishay in ka badan 59 Falastiiniyiin ah

0
83

Ciidamada militariga ee Israa’iil ayaa guud ahaan Qaza ku dilay ugu yaraan 59 Falastiiniyiin ah.
In ka badan 17 qof oo dadkan ka mid ah ayaa la dilay xilli ay doonayeen in gargaar loo fidiyo.
Tan iyo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii 2023-kii, waxay Israa’iil Qaza ku dishay ugu yaraan 55,362 Falastiiniyiin ah halka ay dhaawacmeen 128,741 kale.