Israa’iil oo guriyo ku burburisay aagga Zeitoun ee Koonfurta Qaza

0
597

Waxaa lagu soo warramayaa in Israa’iil ay burburisay dhammaan guriyihii ku yaallay aagga Zeitoun ee Koonfurta magaalada Qaza.
Horraantii bishan ayay ahayd markii ay Israa’iil halkaasi ka billowday duullaan dhanka dhulka ah.
Ururka difaaca rayidka Qaza ayaa laga soo xigtay in la dumiyey ugu yaraan 1,500 oo guriyo ah.