Israa’iil ayaa dishay ugu yaraan 97 Falastiiniyiin ah 230 kalena way ku dhaawacmeen tan iyadoo jebisay heshiiskii xabbad joojinta 80 jeer, xafiiska warbaahinta dawladda ee Gaza ayaa sidaas yiri.
Milateriga Israa’iil ayaa tobanaan Falastiiniyiin ah ku dilay duqeymo diyaaradeed oo ay ku sheegeen inay jawaab u ahaayeen xabbad joojintii ay Xamaas ku xad-gudbeen, taasoo ay kooxdu beenisay.