Ciidamada militariga ee Israa’iil ayaa weerar ku bartilmaameedsaday dad sugayay in gargaar loogu fidiyo Qaza.
Waxaa halkaasi lagu dilay ugu yaraan 9 ruux.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore , ugu yaraan 31,045 qof oo Falastiiniyiin ah lagu dilay weerarrada Israa’iil ee Qaza halka la dhaawacay 72,654 kale.