Israa’iil oo 3 qof ku dishay Daanta Galbeed

0
387

Waxaa lagu soo warramayaa in ciidamada Israa’iil ay Saddex qof oo Falastiiniyiin ah ku toogteen Daanta Galbeed ee dalka Falastiin.
Militariga Israa’iil ayaa bayaan ku sheegay in dadkan la dilay xilli ay doonayeen inay ciidamada weeraraan.