DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ku baaqay in aan dadweynaha lagu qasbin tallaalka COVID19

0
393

Dadweynaha ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa wasaaradda caafimaadka kula taliyay inay shacabka ku wacyigeliso qaadashada tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID19 balse aynan qasab uga dhigin.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Muxumad Cali ayaa qodobkan faahfaahinaya.