Isku dhac dhexmaray ciidamada dalalka Hindiya iyo Pakistan

0
391

Ciidamada Hindiya iyo Pakistan ayaa rasaas isweydaarsaday dib markii rag hubaysan ay 26 qof ku dileen gobolka Kashmiir ee ay Hindiya maamusho ee Pahalgam horaantii todobaadkan, iyadoo India ay ku eedaysay Pakistan weerarka.
Booliiska iyo askarta hubeysan ayaa guryaha iyo keymaha ka baaraya dagaalyahanada Kashmir, iyadoona taliyaha ciidamada India uu dib u eegis ku sameeyay ammaanka gobolka.