Iran oo seddax qof ku dishay gudaha Israa’il xili mareykanka uu ku dhawaaqay heshiis xabbad joojin ah

0
140

Warbaahinta Israel ayaa sheegtay in ugu yaraan 3 qof lagu dilay koonfurta magaalada Beersheba ka dib markii Iran ay dhowr gantaal ah ku garaacday dalkeeda.