Hay’dda caalamiga ee socdaalka ee IOM ayaa codsatay in la siiyo lacag dhan 7.9 bilyan oo doolar.
Waxay sheegtay inay dhaqaalahan ku caawin doonto 140 milyan oo qaxooti ah.
Hay’adda ayaa soo bandhigtay warbixin tilmaamaysa in dhammaadkii sanadkii 2022-kii , tirada qaxootiga ee caalamka ay gaartay 117 milyan oo qof balse ay sii korortay.