Ingiriiska oo ka hadlay saameynta dagaalka Ukraine

0
261

Boqortooyada Ingiriiska ayaa sheegtay in duullaanka ka socdo dalka Ukraine uu waxyeello dhanka gaashaandhigga ah ku yeeshay labada dhinac ee dagaallamaya ee kala ah Ruushka iyo Ukraine.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo ciidamada difaaca ee xukuumadda Kyiv ay ku dadaalayaan inay Ruushka ka saaraan meelaha uu qabsaday.
Sidoo kale ciidamada Ukraine ayaa sheegay inay burbur wayn gaarsiiyeen goob lagu keydiyo hubka oo u dhow magaala xeebeedda uu Ruushka haysta ee Henichesk oo ku taalla gobolka Koonfureed ee Kherson.