Ingiriiska oo Hizb ut-Tahrir u aqoonsanaysa koox argagixiso

0
218

Boqortooyada Britain ayaa waddo qorsho ay ururka Hizb ut-Tahrir ugu aqoonsanaysa koox argagixiso.
Tani ayaa loo aaneeyay in ururkan uu neceb yahay yahuudda .
Baarlamaanka Ingiriiska ayaa toddobaadkan ka doodi doono soo jeedinta ah in kooxdaasi laga mamnuuco gudaha UK si waafaqsan xeerarka la dagaallanka argagixisada.