In ka badan 6 qof oo ku dhintay baraf saameeyay India

0
229

Ugu yaraan 6 ruux oo dalxiisayaal ah ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen halka 11 kalena ay dhaawacmeen ka dib markii gobolka bari ee dalka India ee Sikkim laga soo tabiyay dhacdooyin isugu jiro baraf saa’id ah iyo dhagaxaan dadka uga soo daatay dhanka buuraha.
Dhibaatadan ayaa maanta laga soo tabiyey buuraha Nathula ee India.