In ka badan 500 oo carruur ah oo lagu dilay Ukraine

0
172

Hay’adda badbaadada carruurta ee Save the Children ayaa sheegtay in tan iyo markii uu billowday duullaanka militari ee uu Ruushku ku qaaday Ukraine la dilay ugu yaraan 501 oo carruur ah.