In ka badan 41,000 oo qof oo ku dhintay Turkiga iyo Syria

0
224

Tirada dhimashada ee ka dhalatay dhacdooyinkii dhulgariirka ee toddobaadkii hore saameeyay waddamada dariska ee Turkiga iyo Syria ayaa kor u dhaaftay 41,000 oo qof.
Maamullada Turkiga waxay sheegayaan in ilaa iyo hadda ay xaqiijiyeen inay dhinteen 35,418 ruux.
Dowladda Syria iyo qaramada midoobay ayaa laga soo xigtay in ugu yaraan 5,800 oo ruux ay ku dhinteen gudaha dalkaasi.