Ugu yaraan 34 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen shil laga soo tabiyay wadanka Algeria.
12 qof oo kale ayaa dhacdadaasi ku dhaawacmay.
Shilka oo u dhexeyay mid ka mid ah baabuurta qaada xamuulka fudud iyo bas rakaab ayaa ka dhacay gobolka Koonfureed ee Algeria ee Tamanrasset .




