In ka badan 300 oo ah shakhsiyaadka u ololeeya arrimaha deegaanka oo dibadbaxyo ka sameeyay Nairobi

0
182

In ka badan 300 oo ah shakhsiyaadka u ololeeya arrimaha deegaanka ayaa dibadbaxyo ka sameeyay magaalada Nairobi.
Waxay socdaal ku mareen inta u dhexeysa fagaaraha Nyayo Stadium ilaa iyo boosteejada baabuurta ee Green Park iyagoo ka cabanaya in aan si buuxda looga qayb gelin shirka cimillada ee socdo.
Dadkan ayaa tilmaamay in shirweynaha uu u badan yahay hadal oo aynan jirin tallaabooyin la qaadaya.