In ka badan 28,000 oo ku dhimatay dhulgariirkii Syria iyo Turkiga

0
302

In ka badan 28,000 oo qof ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay inay ku dhinteen dhacdooyinkii dhulgariirka ee Isniintii hore saameeyay waddamada dariska ah ee Turkiga iyo Syria.
Gudaha Turkiga , dhimashada waxay kor u dhaaftay 24,617 halka Syria ay ku dhinteen 3,500 oo qof.
Waxaa dhanka kale weli socdo howlaha samata bixinta.