In ka badan 2.5 milyan oo ka barakacay Ukraine

0
732

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in tirada dadka ka barakacay gudaha wadanka Ukraine ka dib duullaankii militari ee Ruushka ay kor u dhaaftay 2.5 milyan oo qof.
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegaya in ay soo dhaweynayaan shakhsiyaadka doonaya in iyagoo aan la qasbin ay ka dagaallamaan gudaha Ukraine.