Waxaa lagu soo warramayaa inay shaqo joojin billaabeen 155,000 ka mid ah shaqaalaha dowladda Canada.
Waxaa howlwadeennadan ka mid ah 35,000 oo u shaqeeya maamulka canshuuraha ee dalkaasi.
Shaqo joojinta oo xalay saqdii dhexe billaabatay ayaa lagu muujinaya in dowladda Canada aynan dhaqangelin heshiis ay la gashay ururrada shaqaalaha.