In ka badan 100 qoys oo ay daadad ku saameeyeen Voi

0
189

Waxaa lagu soo warramayaa in ugu yaraan 100 qoys ay saameyn ka soo gaartay daadadka ku dhuftay magaalada Voi ee ismaamulka Taita Taveta ee gobolka Xeebta.
Tani ayaa timid ka dib markii uu karkaarrada jabsaday webiga Voi River .
Sarkaalka sare ee deegaanka Voi u qaabilsan barnaamijyada gaarka ah ayaa arrinkan shaaca ka qaaday.