Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in la maxkamadeyn doono 1000 qof oo ka qayb qaatay dibadbaxyo wadankaasi ka dhacay .
Mudaharaadyada ayay shacabka Iiraan ku muujinayaan sida ay uga xumaadeen inay 16-kii bishii hore ay xabsi ku dhex geeriyootay Mahsa Amini oo 22 sano jir ahayd.



