Iiraan oo burburisay afar xarumood oo ku yaalla Israa’iil

0
177

Gantaallada Iiraan ayaa burbur xooggan gaarsiiyey ilaa afar xarumood oo ku yaalla Bartamaha iyo Koonfurta Israa’iil.
Waxaa goobahan ka mid ah isbitaalka Soroka.
Dhanka kale , waxaa lagu soo warramayaa in ciidamada Israa’iil ay weerareen aagga biyaha lagu qaboojiyo Nukliyeerka ee Arak ee Iiran.
Hasa ahaate, dowladda Iiraan ayaa sheegtay in weerarkaasi uunan wax saameyn ah ku yeelan goobta.