Waxaa xalay Koonfurta dalka Lebanon ka dhacay howlgallo ay fuliyeen ciidamada qalabka sida ee Israa’iil.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in duqeyn dhanka cirka ah lagu bartilmaameedsaday xarumaha kooxda Xisbullaah ee aagagga al-Jebbayn iyo Kafr Hamman ee Lubnaan.