Waxaa howlgal amni laga sameynaya ismaamulka Baringo ee gobolka Rift Valley.
Tani ayaa timid ka dib markii ay halkaasi ku kordheen weerarrada ay gaysanayaan kooxaha burcadda ah.
Waxaa ugu dambeeyay weerar xalay fiidkii ka dhacay tuulada Yatya oo lagu dilay labo qof.




