Madaxa ku meel gaarka ah ee Burkina Faso Captain Ibrahim Traore, ayaa sheegay in isaga lagu bartilmaameedsanayay afgembi la isku dayey toddobaadkii hore.
Waxaa uu sheegay in xubno ka tirsan militariga dalkaasi inay doonayeen inay hoggaanka kala wareegaan.
Arrintan ayuu ka sheegay caasimadda Burkina Faso Ouagadougou.