Waxaa saaka dalka Suudaan ka dhaqan galay heshiis xabad joojin ah oo ay gaareen dhinacyada ku dagaallamaya wadankaasi ee kala ah ciidamada qalabka sida iyo saraakiisha gurmadka degdegga ee RSF.
Waxaa arrinkan xaqiijiyay dowladaha Maraykanka iyo Sacuudi Carabiya oo labada dhinac kala dhexdhexaadinaya.
Heshiiskan ayaa shaqeyn doono muddo saddex cishe ah wuxuuna ku egyahay 21-ka bishan.