Haasaawaha guurka ka hor ma wuxuu ku saleysan yahay jeceyl mise damac lacageed?

0
428

Waxaa mararka qaar fashil ku dhamaada wada sheekeysiga guurka ka hor iyadoo lagu kala aragti duwan yahay kaalinta ay arrintan ka qaataan jaceylka oo aan dhab ahayn iyo damaca lacageed.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan ku eegaya