Ciidamada booliska ee ismaamulka Nakuru ayaa maanta gacanta ku dhigay dharka ciidamada difaaca dalka ee KDF-ta oo lagu haystay guri si gaar ah loo leeyahay.
Arrintaan ayaa waxaa xaqiijiyay taliyaha ciidamada booliska dowlad deegaanka Nakuru Peter Mwanzo.
Waxaa uu intaasi ku daray in haatan baaritaanno la billaabay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guri ku yaalla ismaamulka Nakuru oo laga helay dharka ciidamada difaaca ee...




