Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddiga doorashooyinka oo ka hadlay sababtii ay guddoomiyahoodi xilka uga qaadeen By star - December 26, 2021 0 289 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddiga doorashooyinka heer Fedraal ee Soomaaliya ayaa sheegay in guddoomiyahoodii Maxamad Xassan Cirro oo ay shalay xilka ka qaadeen oo ku xadgudbay xeerarka guddiga sidoo kalena uu doorashada Soomaaliya caqabad ku ahaa sida ay hadalkooda u dhigeen https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/12/Gudiga-doorashada.mp3