Wasiirka wasaaradda gaadiidka, waddooyinka iyo kaabayaasha ,Kipchumba Murkomen ayaa xildhibaankii hore ee deegaanka Kinangop, Benjamin Dalu Tayari u magacaabay xilka guddoomiyaha guddiga maareeya maamulka dekadaha wadanka ee KPA.
Murkomen ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday bayaan jagadan horay loogu magacaabay Joseph R. E. Kibwana.
Tayari ayaa KPA hoggaamin doono Saddex sano.