Waxaa xilaalkooda maanta loo dhaariyay barasaabyada cusub ee saddex ismaamul ee waqooyi bari ee kala ah Garissa, Wajeer iyo Mandera.
Saddexda guddoomiyaha ayaa kala ah Nathiif Jaamac Aadan (Garissa), Axmad Cabdullaahi Jiir (Wajeer) iyo Maxamad Aadan Khaliif oo loo doortay guddoomiyaha ismaamulka Mandera.
Qodobbadan oo faahfaahsan waxaad ku maqli doontan wararka yaga dambe ee idaacadda.
Home Wararka Kenya Guddoomiyaasha saddexda ismaamul ee waqooyi bari oo maanta xilalkooda loo dhaariyay