Waxaa heshiis iskaashi oo dhinacyo badan ah wada saxiixday barasaabka ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja iyo dhigiisa magaalada Cape Town ee wadanka Koonfur Afrika Alderman Hill-Lewis.
Sakaja ayaa sheegay in labadan magaalooyin ay halbowle goboleed oo muhiim ah u yihiin qaaradda Afrika.
Tani ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dowladaha labada waddan ee Kenya iyo Koonfur Afrika ay meesha ka saareen shuruudihii dal ku galka.
Guddoomiyaha Nairobi ayaa tallaabadan ku tilmaamay mid fursado badan u furaysa shacabka dalalkan.
Duqa magaalada Cape Town, Alderman Hill-Lewis ayaa dhankiisa sheegay inay iska kaashanayaan sare u qaadidda suuqyada dalxiiska, ganacsiga , soo saaridda aflaanta iyo qodobbo kale.
Nairobi and Cape Town stand as great regional hubs of our continent. The South and the East of Africa have come together to work together. pic.twitter.com/bCXWxMFq7n
— Sakaja Arthur Johnson (@SakajaJohnson) May 23, 2023
This partnership, coming hot on the heels of the removal of visa requirements between our two Countries, presents a great opportunity to our people.
Karibu Nairobi. pic.twitter.com/iR6p8UQ1nV
— Sakaja Arthur Johnson (@SakajaJohnson) May 23, 2023