Golaha wasiirrada ee dalka ayaa shirkiisi shalay ku meel mariyay qorsho ay dowlad beeralayda qaxwada uga cafisay deyn dhan 6.8 bilyan oo shilin oo lagu yeeshay.
Deymahan meesha laga saaray ayaa muddo lagu lahaa beeralayda qaxwada iyo saamileyda kale ee waaxdan.
Tani ayaa looga gol-leeyahay in lagu wanaajiyo wax soo saarka dhanka qaxwada ee wadanka.