DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo markale ka hadlay khilaafka wasaarada waxbarashada kala dhexeey

0
467

Agaasinka waxbarashada ee maamulka gobolka banaadir c/raxmaan Cumar Sh Nuur oo tv-ga Universal la hadlay ayaa wuxuu faahfaahino dheeraad ah ka bixiyo waxa uu salka ku hayo khilaafka soo kala dhexgalay maamulka caasimada iyo wasaarada waxbarashada.

Dhanka kale agaasimaha guud ee agaasinta waxbarashada maamulka gobolka banaadir ayaa sheegay in warqata tariifada ee maamulka gobolku soo saaray ee ay xarumaha waxbarashada cabashada ka muujiyeen ay adeegyo ku bixiyaan balse aysan wax dheeraad oo dhib ku ah saarin bahda waxbarashada ee gobolka.