Dowladda hoose ee ismaamulka Garissa oo kaashanaysa hay’adda TDH ayaa saaka daahfurtay barnaamij lagu xoojinaya nafaqada.
Qorshahan ayaa qayb ka ah dadaallada looga falcelinaya saameynta abaarta.
Waxaa barnaamijkan ka faa’iidaysan doono carruurta dhallan 6 bilood ilaa 59 bilood , hooyooyinka uurka leh iyo kuwa carruurta nuujinaya.