Waxaa xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Faransiiska Jean Noel Barrot ka soo baxay arrimo ku saabsan xaaladda Qaza iyo dadaallada diblomaasiyadeed ee Faransiiska.
Wareysi gaar ah oo uu siiyay Raadiyaha RTL ee Faransiiska, ayuu Barrot waxaa uu ku sheegay in Faransiisku “ay ka shaqeynayo aqoonsiga dowlad Falastiin”, cadaadis diblomaasiyadeed oo uu rajeynayo inay ku dhiirigeliyo dowladaha kale inay sidaas oo kale sameeyaan.