Faransiiska oo ay xalay dibadbaxyo ka dhaceen

0
239

Waxaa xalay dalka Faransiiska laga soo tabiyay dibadbaxyo ay dadweynaha dhigeen habeenkii saddexaad.
Shacabka ayaa muujinaya sida ay uga xun yihiin toogasho la sheegay in ciidamada booliiska ay u gaysteen qof 17 sano jir ahaa.
Waxaa magaalooyinka kala duwan ee wadanka Faransiiska laga howlgeliyay 40,000 oo ah saraakiisha booliiska ee la tacaala rabshadaha.
Madaxweynaha dalkaasi Emmanuel Macron ayaa dhankiisa sheegay inuu ku dadaalaya sidii lagu dejin lahaa xaaladda taagan.
Talaadadii ayay ahayd markii la toogtay Nahel M.