Falal dambiyeedyada gudaha dalka oo yaraaday

0
284

Dowladda dhexe ee dalka ayaa sheegtay in saddexdii bilood ee la soo dhaafay ay hoos u dhaceen falal dambiyeedyada laga diiwaangeliyay gudaha wadanka.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Prof. Kithure Kindiki ayaa sidatan sheegay.
Waxaa uu dhanka kale shacabka u xaqiijiyay in dowladda ay si buuxda u sugeysa badqabkooda iyo ilaalinta hantidooda.
Hoos u dhaca dhanka falal dambiyeedyada ayuu Kindiki ku sheegay boqolkiiba 13.5.