DHEGEYSO:Faarax Macalin oo baaq u jeediyay dadka deegaanka Dhadhaab

0
490

Xildhibaanka laga soo doortey deegaan barlamaaneedka Dhadhaab ee ismaamulka Gaarisa ayaa shacabka deegaankaas kula dardaarmay in ay muhiim tahay in dumarka garab la siiyo si ay ganacsiyo Yar yar u sameystaan.
Waxaa uu hadaladan jeediyay xilli uu ka qayb galay munnasabada awoodsiinta haweenka oo ka dhacday deegaanka Dhadhaab taasoo uu marti ku ahaa madaxweyne ku xigeenka dalka Prof. Abraham Kithure Kindiki.