Warar dheeraad ayaa laga helaya dagaal culus oo galinkii dambe ee Shalay ka dhacay deegaanka Ceel hareeri ee gobolka Hiiraan, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada Macawiisleyda iyo kuwa kooxda Al-shabaab.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii cidanka Macawiisleyda ay weerar ku qaadeen xubno ka tirsan Al-shabaab oo isku aruursanaayay dhul howd ah oo u dhaw deegaanka Ceel hareeri.
Waxaa lasoo wariyay in dagaalka uu ahaa mid aad u xoogan oo labada dhinac isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan, islamarkaana dhawaqa hubka culus laga maqlayay deegaano ka fog fog halka uu dagaalka ka dhacay.
Home Wararka Soomaaliya Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo kadhacay deegaanka Ceel hareeri ee gobolka...