Eedeysane dhawaan bukaan ku dhex dilay isbitaalka Kenyaatta oo xabsiga lagu sii heyn doona

0
464

Waxaa maanta maxkmada la soo taagay nin ku eedeysan dilka bukaan ku jiray isbitaalka Qaran ee Kenyaatta.
Waxaa lagu tuhunsan yahay inuu dilay Edward Maingi Ndegwa.
Maxkmadda ayaa amartay in eedeysanaha oo lagu Magacaabo Kalombotole xabsiga lagu hayo 21 maalmood inta laga soo gabagabeynaya baaritaanadiisa.