DHEGEYSO:Dubad Ali Amey oo baaq u diray shacabka Ceeldaas ee Wajeer

0
568

Dubad Ali Amey oo kamid ah waxgaradka ismaamulka Garissa ayaa ka hadlay socdalkii shalay ay deegaanka celdhaas ku tageen xildhibaanka Ceeldhaas Aden Keynan iyo wakiilka Dela Yussuf Hussein tolfayow oo markii ugu horaysay halkaas garey tan iyo intii uu xuriyaddiisa dib u helay.
Dubad Ali AMEY ayaa dadka reer ceeldhaas ogu baqay inay iscafiyaan midnimana mujiyaan ismarkaana ay hilmamaan wixii dhacay.