Dowladda oo xoojinaysa amniga Kerio

0
381

Dowladda dhexe ee dalka waxay sheegtay in ka dhisi doontaa kulliyadaha ciidamada KDF iyo booliiska Dooxada Kerio.
Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Kipchumba Murkomen wuxuu sheegay in dowladdu ay aad u danaynayso inay wax ka qabato caqabadaha amniga.
Wuxuu ugu baaqay dadka deegaanka inay ilaaliyaan Kaynta Embobut.
Tan ayaa imaanaysa iyadoo muddo badan ay halis amni ka jirta dooxada Kerio ee Gobolka Rifty Valley.
Kooxaha burcdda ah ayaa halkaas dhibaataooyiin ka wadey sanado badan.