Dowladda oo xoojin doonto dhaqamada kenyaanka

0
219

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in dowladda dhexe ay soo saari doonto xeerar lagu xoojinaya dhaqamada bulshooyinka kala duwan ee wadanka ku nool.
Waxaa uu sheegay inay jirto karti dhaqameed oo looga faa’iidaysan karo kobcinta dalxiiska dalka.
Tani ayuu carrabka ku adkeeyay inay ugu dambeyn sare u sii qaadi doonto horumarka dhaqaale.