Dowladda oo loogu baaqay la tacaalidda burcadnimada

0
240

Golaha ay ku mideysan yihiin hay’adaha aan dowliga ahayn ee NGOs ayaa dowladda dhexe ugu baaqay inay wax ka qabato falalka burcadnimo.
Guddoomiyaha golahan Stephen Cheboi ayaa dhanka kale si kulul u cambaareeyay dilal dhawaan labo carruur ah loogu gaystay degmada Tot ee aagga Kerio Valley .
Cheboi ayaa ku baaqay in dhammaan qaybaha wadanka ay ka jirto nabadgalyo buuxda.
Waxaa uu dowladda ka codsaday inay si wayn ula dagaalanto kooxaha gaysta falal dambiyeedyada oo ay ka badbaadiso shacabka.